
maxamed cabdullahi juuni waxa uu ku dhashay magaalada muqdisho taariiqdu marka ay eheed 1 january 1996, maxamed wuxuu kusoo barbaaray isla magaalada muqdisho halkaasii uu kaga baxay waxbarashadiisii dugsiga sare maxamed waxa uu hada dhigtaa jaamacada muqdisho asigoona barta culuumta maamulka, maxamed waa wiil aad uga haminayo inuu mar uun noqdo hogaamiyaha soomaliya asigoona wado dadaalkaas.